Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kormeerayaal loo tababaray ilaalinta imtixaanka Qaranka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda waxabarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar ugu soo gaba gabeysay in ka badan 50-kormeere oo labarayay ilaalinta waqtiga kormeerka feejignaanta lasoco-shada imtixaanka iyo mas’uuliyadda ka saaran ardayga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Tababarka ayaa waxaa bixinayay macalimiin qibrad u leh aqoonta sharciga imtixaanaadka Dugsiyada iyo waajibaadka lagu leeyahay kormeerayaasha.

Wasaaradda waxabarasha Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyay waday tababarka lagu horumarinayo kormeerayaasha kaaliyaha iyo wacyigelinta Ardayda imtixaanka galeysa.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa furay tababarka kormeerayaasha, qeybaha ilaalinaya qishka ardayda iyo dad sigaar ah ula socon doona habka loo qaadayo imtixaanka Qaranka 2018/2019 kaas oo maanta lasoo gaba gabeyay.

Axmed Xasan Yuusuf Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada ayaa kula dar daarmay kormeerasha dadka ilaalinaya qishka in ay si daacad ah waajibaadkooda u gutaan.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda oo Muqdisho ka furay Shirka joogta ah ee Looga hadlo tayeynta talinta sharciga

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan la qaatay Guddiga dhismaha Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan la qaatay Guddiga dhismaha Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Kulan la qaatay Guddiga dhismaha Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In