Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha madaxweynaha dowlad goboleedka KGS oo Beydhabo ka furay shir dib loogu heshiisiinaya bulshada K/galbeed.+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Ku simaha madaxweynaha dowlad goboleedka KGS oo Beydhabo ka furay shir dib loogu heshiisiinaya bulshada K/galbeed.+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusimaha Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ahan Guddomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane  Abdulkaadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa maanta magaalada Baydhabo, si rasmi ah ugu daha furey shirka wadatashiga Iyo dib-uheshiisiyiinta Bulshada Koorur galbeed Soomaaliya, oo ay soo qaban qaabisey Wasaradda Arrimaha Gudaha  Dowladaha hoose iyo Dib-uheshiisiyiinta KG.

Mudane Abdukaadir Shariif Sheekhuna Maye , ayaa ugu horeen umahadceliyay Wasiirka wasardda Arrimaha Gudaha KG , howsha wanaagsan uu haayo , si Bulshada Reer Kgs Dib uheshiisiyiin waraata  Dhaxdooda Looga dhalliyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kusimaha Madaxweynaha  Dowlad Goboleedka KGS  ahna Guddomiyaha Baarlamanka DGKGS. ayaa Bulshada  kula dar daaramey in qeyb weyn ay ka qaataan Dib-uheshiisiyiinta, mudda Shanta Maalin uu socodo Shirkan in Afkaar saliim ah la isku dhaafsado.

“Dhibaatadii  Dalka  ka dhacdey  waxaa looga soo Gudbey Wadatashi Isu tanaasul , oo Geed hoostiis Garta lagu dhameyn jirey, si aan uga gudubno Is qab qabsi iyo khilaafka daba dheeradey aan ku dhameyno Dib-uheshiisiyiin sal adag le.

Shirka aya waxaa ka soo qeyb galey Wasiiro ‘Xilidhibaano , odayaasha Dhaqanka KG, Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka qeybta 21aad oo la wareegay degmada Camaara ee gobolka Mudug (Sawirro)

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Bixiyay 317,000 oo Doollar Oo Dib Loogu Dhisayo Buundada Baardheere+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Bixiyay 317,000 oo Doollar Oo Dib Loogu Dhisayo Buundada Baardheere+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Bixiyay 317,000 oo Doollar Oo Dib Loogu Dhisayo Buundada Baardheere+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In