Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha Taliyaha ciidanka booliska oo dhiiri gelin u sameeyay ciidamado uu ku booqday Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha Taliyaha ciidanka booliska oo dhiiri gelin u sameeyay ciidamado uu ku booqday Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maalintii labaad galay shirkii ka socday magaalada Baydhabo ee u dhaxeeyey Booliska Federaalka, kuwa dowlad goboleedyadda iyo Wasaaradda Amniga Qaranka iyo Wasaaraddaha dhigooda ah ee Maamulada dalka ka jira, waxaana shirkaasi diiradda lagu saarayaa arrimaha ammaanka dalka.

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax oo kulankaasi shir guddoominayay ayaa kulanka kadib booqasho ku tagay dhowr xarumood oo Booliska magaalada Baydhabo ay ku sugnaayeen, waxaana kormeerka ku wehliyey Wasiirka Amniga, Taliyaha Qeybta Booliska Koofur galbeed iyo Saraakiil kale.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Sareeyo Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax, Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa abaal marino lacageed guddoonsiiyey qaar ka mid ah ciidanka ku sugnaa xarumaha uu booqashada ku tegay, taasi oo ah mid lagu dhiiri gelinayo Ciidanka, si ay u laba jibaaraan shaqada culus ee Qaranka ay u hayaan.

Previous Post

Dib u dhiska garoomada diyaaradaha ee Hirshabeelle oo laga hadlay

Next Post

Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday xarunta cusub Warbaahinta Qaranka ee Columbus Ohio “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday xarunta cusub Warbaahinta Qaranka ee Columbus Ohio “SAWIRRO”

Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday xarunta cusub Warbaahinta Qaranka ee Columbus Ohio "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In