Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha Wasiirka Warfaafinta XFS oo Xafiisiisa ku Qaabilay Madax ka socotay Hay’adda TIS +Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ku simaha Wasiirka Warfaafinta XFS oo Xafiisiisa ku Qaabilay Madax ka socotay Hay’adda TIS +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka ku xiggeenka Wasaaraddaasi, Mudane Aadan Isaaq Cali, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay  Madax ka socotay Hay’adda (TIS+) oo Dawladda Soomaaliya ka taageerta Horumarinta iyo Xasilinta dalka.

Kulankaasi, ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Shiikh Yuusuf Alcadaala, Agaasime Waaxeedyada wasaaradda iyo Masuuliyiin kale.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Labada dhinac, ayaa kawada hadlay Horumarinta Qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Qaranka,  sidii Wasaaradda Warfaafinta dawladda  looga taageeri lahaa isku xirka Wasaaraddaha Warfaafinta Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada dalka.

Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Aadan Isaaq Cali, ayaa uga mahad celiyey Hay’adda TIS  horumarka iyo howlaha wanaagsan ee ay ku taageerayaan Wasaaradda.

Previous Post

Mas’uul loo xiray Musuq maasuq Lacageed

Next Post

Natiijadia Horu dhaca doorashada ee Pakistan oo la filayaa in uu ku guuleysto Imran Khan

Next Post
Natiijadia Horu dhaca doorashada ee Pakistan oo la filayaa in uu ku guuleysto Imran Khan

Natiijadia Horu dhaca doorashada ee Pakistan oo la filayaa in uu ku guuleysto Imran Khan

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In