Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kulamo Lagu Horumarinayo Isboortiga Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Kulamo Lagu Horumarinayo Isboortiga Oo Lagu Qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa maanta kulamo lagu horumarinayo, looguna diyaar garoobayo cayaaraha kubadda Kollayga iyo Gacanta la qaatay mas’uuliyiinta xiriiradaas.

Kulanka, wax ka soo qeyb galey Guddiga Isboortiga Gobolka Banaadir, Guddoomiyayaasha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolleyga iyo Xiriika Soomaaliyeed ee Kubadda Gacanta, Guddoomiyaha  Degmada C/casiis  iyo dhamaan Guddoomiyayaasha Isboortiga Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulankan ayaa lagu falanqeeyay baahiyaha isboorti ee ka jira degmooyinka iyo qorshaha horumarineed ee  ciyaaraha Kubadda Kolleyga iyo Kubadda Gacanta, waxaana  maanta la sameeyay jadwalka tartanka  Kollayga 3×3 oo ah tartan aan nuuciisa  horey heer degmo loo qaban, waxaana  intaa kadib Xiriirka kubadda Gacanta uu dhankiisa  Degmooyinka u qeybiyay kubado ay ugu diyaar garoobayaan tartanka kubadda Gacanta oo heer degmo ah kaa soo  la qaban doono  bilaha  sanadka ka harsan.

Maamulka Isboortiga  Gobolka  ayaa  qorsheynaya  bilaha  sanadka ka harsan uu qabto howlo ballaaran oo ku saabsan horumarinta isboortiga.

Previous Post

Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Dib U Eegid Ku Sameysay Heshiiskii Maalgelinta Dekedda Muqdisho Ee Shirkadda Albayrk “SAWIRRO”

Next Post

Maxkamad Ku Taala Kenya Oo Dambi Ku Heshay Labo Eedeysane

Next Post
Maxkamad Ku Taala Kenya Oo Dambi Ku Heshay Labo Eedeysane

Maxkamad Ku Taala Kenya Oo Dambi Ku Heshay Labo Eedeysane

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In