Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan ku saabsan ka hortagga dhibaatooyinka heysta deegaanka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan ku saabsan ka hortagga dhibaatooyinka heysta deegaanka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan aqoon is waydaarsi ah oo lagu lafa gurayo dhibaatooyinka deegaanka haysta iyo doorka ganacsatada Soomaaliyeed ka qaadan karaan badbaadinta deegaanka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Agaasinka Deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa daah-furay shirka, isagoo tilmaamay in dawladda Soomaaliya ay soo saartay shuruuc ku saabsaan ilaalinta Deegaanka iyo wax ka qabashada dhibaatooyinka deegaanka ee dalka..

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee ganacsatada magaalada Muqdishu oo ay hogaaminayso Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed , sida shirkadaha isgaarsiinta, Korontada iyo ganacsatada yaryar ee Bagaashka.

Sidoo kale waxaa ka qayb galay aqoonyahano ku xeeldheer arrimaha deegaanka, kuwaas oo aragtiyo muhiim ah ka bixiyay sidii xal waara looga gaari lahaa dhibaatooyinka deegaanka.

Ugu danbayn kulanka waxaa looga dooday dhibaatooyinka deegaanka ka jira iyo sidii wax looga qaban lahaa iyo waliba doorka ganacsatada Soomaaliyeed ay ku yeelan lahaayeen xalka waara ee deegaanka.

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud oo qaabilay wafdi ka socday Bangiga Adduunka “SAWIRRO”

Next Post

Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shir looga hadlayay bilaabidda xaraynta ergada doorashada Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In