Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu dhiira galinayay Ciidamada Booliiska Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu dhiira galinayay Ciidamada Booliiska Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid lagu xoojinayo shaqada Ciidamada Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug oo door weyn ka qaatay nabada iyo xasiloonida gobalka isla markaa oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Booliiska  Gobalka Mudug ee dowlad gobaleedyada puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo sidoo kale lagu magacaabay  hoggaan cusub ee yeelanayaan Ciidamada Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug ayaa ugu horreyn ka hadlay taliyayaasha qeybta Booliiska Gobalka Mudug ee Puntland iyo Galmudug Gashaanle Sare Muumin Cabdi Shire iyo Gashaane dhaxe Qaasim shirdoon Cali kuwaas oo sheegay in Ciidamada Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug loo baahan yahay in la garab istaago,si loo sii xoojiyo amniga Gobalka Mudug.Dhanka kalane dar daaran u jeediyay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka cusub ee loo magacaabay ciidamadaasi  Dhame Cabdiwali Yasiin Maxamuud iyo Xidigle Mahdi Maxamed Cabdi (Mahdi dheere)

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhame Cabdiwali Yasiin Maxamuud Taliyaha cusub ee Ciidamada Xasilinta Booliska Gobalka Mudug ee dowlad gobaleedyada puntland iyo Galmudug ayaa madasha ka hadlay,isagoo balan qaaday in xoogga saari doonaan xaqiijinta amniga Gobalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Wasiiru dowle u magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo shir guddoomiyey kulanka amniga Gobolka Bari “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Bari oo shir guddoomiyey kulanka amniga Gobolka Bari “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo shir guddoomiyey kulanka amniga Gobolka Bari “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In