Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu qabtay Rotterdam

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyaro  Soomaaliyeed oo lagu qabtay Rotterdam
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Rotterdam ee dalka Netherland lagu qabtay kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Rotterdam halka Nuuradiin Maxamud Cabdi oo ku biiray kooxa heerka koowaad kubadda cagta ee Dalka Netherland.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Netherland Cabdiqadir Cali Noone ayaa door weyn ka qaatay dhiiragalinta dhallinyaradan isagoo kula dardarmay inay sii wadaan dadaalkaas isla markaana horumar ka garaan mustaqbalkooda si wanaagsana kula nooladan bulshada ku nool dalka Netherland.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Guddoomiyaha ayaa dadaal badan iyo juhdi ku bixiyay wax u qabashada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Netherland, isagoo mudooyinka dambe kulamo kala duwan kula qadanayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Netherland magaalooyinka kala duwan si xaaladooda oo u la socdo.

Cabduqaadir waxuu cawinayay dadka Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee magangalyo doonka, isagoo si joogta ah uga war qabo xaaladooda halka kuwo isbitaalo u baahdana uu geeyo xarumaha Caafimaadka.

Previous Post

Guddoomiyaha Xariirka kubadda Cagta Soomaaliyeed oo Gaaray Gaalkacyo 

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo kulan la qaatay laamaha amniga iyo maamulka Luuq

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo kulan la qaatay laamaha amniga iyo maamulka Luuq

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo kulan la qaatay laamaha amniga iyo maamulka Luuq

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In