Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayay Golaha Wasiirada cusub oo lagu qabtay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan lagu taageerayay Golaha Wasiirada dhowaan ee uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhacay caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar.

Kulankaani oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Hirshabeelle ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Jowhar, iyadoo xubnii ka hadlay ay soo dhaweeyeen Golaha Wasiirada cusub.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xaquul Insaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka magacaabidda Golaha Xukuumadda, iyadoo tilmaamtay inay taageersanyihiin ayna soo dhaweynayaan Wasiirada magacaaban.

Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa ka codsaday Xildhibaannada Golaha Shacabka inay codka kalsoonida siiyaan Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Previous Post

Shir ku saabsan abuurista xarun Macluumaad oo la soo gabo gabeeyay

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo ka qeyb gashay bandhigga buugga Mug iyo Maan “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo ka qeyb gashay bandhigga buugga Mug iyo Maan “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo ka qeyb gashay bandhigga buugga Mug iyo Maan “SAWIRRO”

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In