Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayay Qorshaha Wasaaradda Diinta ee Arrimaha Xajka ee Sanadkaan oo Muqdisho ka dhacay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu taageerayay Qorshaha Wasaaradda Diinta ee Arrimaha Xajka ee Sanadkaan oo Muqdisho ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sidaaan la socono XAJKA  wuxuu soo maray xaalado kala duwan taas  oo mar walba SATTA  ay soo gudbiso  heerka Xajka uu ku sugnaa sanooyinkaas, haddaba sanadkaan 2019 Xajka SATTA waxay idiinsoo gudbineysaa meesha uu maraayo qabanqaabada  howlada Xajka.

 

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

WARSAXAFADEED KU SAABSAN ARRIMAHA XAJKA 2019

XAALADDII  XAJKA  SANADKII  TEGAY  2018

Sanadkii tegay  waxaa jiray in Xajka loo ogoladey in ay soo xajisiiyaan shirkado kooban   shirkadahaas oo gaarayay 5 shirkadood qaarkood xajka horey uga shaqayn jireen qaarna sanadkaas lagu soo daray arinkaas oo ay qooneysay wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta DFS,  in kasta oo SATTA ay la socotay wixii dhacay sanadkaas  iyo shirkadihii sanadka aan si aan wanagsaneyn  ugu qidmeeyay  xujeydii somaaliyeed ee ay qaadeen,     haddaba sanadkaan  sidee  wax noqon doonan

HADABA  MIDOWGA  DUULIMAADKA IYO DALXIISKA SOMALIYED EE  SATTA WAXA AY IDIN SOO GUDBINAYAN  BAYAANKA  XAJKA SANADKAN 2019

Sida aad la socotaan sanadkaan xajka wasaarada diinta iyo owqaafta  waxa ay go,aamisay  in ay tartaman dhamaan shirkada Somaliyeed ee awood buuxda u leh inay ka shaqeeyaan xajisiinta  xujeyda somaliyeed

Hadaba hadii ay sidaas tahay  xajkuna yahay tartan furan SATTA  waxa ay ka digeeysaa  xujeyda soomaaliyeed in aan loo taagin gacan mugdi ah oo aysan dhicin in shirkado aan awood u lahayn inta lasiiyo xajka    aan dadka la dayicin oo  aysan dhicin   in   la waayo dhamaan  qidmeeyntii uu u baahnaa qofka xaajiga ah ee sanad dhan u soo diyaar garoobayay   in uu  soo cibaadeysto.

DIYAARADAHA

Sanadkaan  xajka waxaa u diyaarado badan in  ay xujeyda u qaadan,  diyaaradahaas  SATTA  waxa ay ka codsaneysaa in ay adeeggooda hagaajiyaan,  dadka in aan la cadibin, SATTA waxa ay u taagantaahay xaquuqda dadka xujeyda somaaliyeed  waxa aan loo dulqaado doonin in qof iska qaado qof xaaji ah meelna uga tago  sidaa daraadeed  shirkad walba oo xajka qaada waa in ay siwanagsan ugu khidmeyso xujeyda iyada oo ka fiirineysa dhinac walba.

SHIRKADA

Sidoo kale  SATTA waxa ay shirkadaha ku guuleysta  in ay daabulaan xujeyda somaaliyeed  ugu baaqeeysaa in ay hagaaajiyaan dhamaan adeegyada ay qaban doonan  sida hotelada ,mino, mustalifa, ,basaska, cuntada, caafimaadka   IWM.

DOWLADA

SATTA waxa ay dowlada soomaaliya qaasatan wasaaradda awqaafta iyo diinta ka codsaneysaa

In aan xajka la siyaasadeyn loogana shaqeeyo si daacadnimo,  karti isxilqaan ku jirto maadama xajku yahay rugni diini ah lagana fogaado in la siiyo    qof walba oo waraaqo soo madmadoobeeya ama xildhiban wasiir keena oo aan  lagu maslixin.

SATTA waxa ay taqaanaa shirkada  xajka  ka shaqeeyo iyo shirkada  aan xajka  ka shaqeeyn 28 sano la soo dhaafay xujeyda somaliyeed waxaa soo xajisiinayay shirkado iyo  xamlooyin macruuf  sidaa darted satta waxa ay codsaneysaaa dowladu in ay fiiro gaar ah   ulahaato shirkadaha  ay siin doonto  u qidmeynta xujayda  somaliyeed

F.G ,SATTA  waxa ay diyaar u tahay wax walba oo tallo bixin ah oo ku saabsan arimaha xajka iyo diyaaradaha.

MAHADSANIDIIN

WABILAAHI TOWFIIQ

Previous Post

Bayaanka Ka soo baxay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed

Next Post

Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan

Next Post
Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan

Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Shir Madaxeedka Xaalaadda Dalka Suudaan

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In