Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Lagu Tageeraayo Howlgalada Ka Dhanka ah Argagixisada Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan Lagu Tageeraayo Howlgalada Ka Dhanka ah Argagixisada Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ballaaran oo lagu taageerayay howlgallada dalka looga xorreeynaayo Argagixisada Al-Shabaab,ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka mudug.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiinta maamulka gobalka iyo kan dagmada Gaalkacyo ee Galmudug Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug Culuma’udiin Waxgaradka Haween iyo dhalinyarada,ayaa intiisa badan xubnihii ka hadlay waxa ay boggaadiyeen Qorshaha kacdoonka bulshada ee qeybta ka ah Olalaha Ciribtirka Argagixisada,kuwaas oo xoogoodu xiligaan ka socanayaan Gobalka Hiiraan iyo qeybo ka mida Goballada Mudug iyo Galguduud.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Marka la fiirsho dareenka bulshada Soomaaliyeed xiligaan, ayaa waxaa muuqanaya in la gaaray waqtigii gabi ahaanba Dalka laga sifeeyn lahaa haraadigaa Argagixisada.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya Oo U Ambabaxday Magaalada Montreal Ee Dalka Canada 

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda FAO “SAWIRRO “

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda FAO “SAWIRRO “

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Hay’adda FAO "SAWIRRO "

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In