Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu xasuunayo Allaha u naxariistee Cali Iimaan iyo Mahad Axmed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu xasuunayo Allaha u naxariistee Cali Iimaan iyo Mahad Axmed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo lagu xasuusanayay weerarkii sideed sano ka hor maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadii Horn Afric Cali Iimaan Sharma’arke iyo Agaasimihii Idaacadii Capital Voice Mahad Axmed Cilmi, laguna qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay ehelada labada Marxuum  iyo Wariyaal u shaqeeya Warbahainta gudaha iyo kuwa Dibadda.

Dhamaan dadkii kulanka ka qeybgalay oo Suxufiyiin u badnaa ayaa laga dareemayay sida ay uga xun yihiin dilalka iyo tacadiyada Wariyaasha Soomaalida ay la kulmaan oo la aaminsan yahay inay aad u bateen kaddib dilkii labadaasi Wariye.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Siyaasiga Xasan Qalaad oo waxbadan ka yaqaanay Cali Iimaan ayaa ku dheeraaday ka sheekeenta wanaaga iyo Taariikhda uu lahaa Marxuumka.

“Walaalkey Cali Iimaan anigu waxaan bartay mudo aad u dheer, waxaan aheyn saraakiil ciidan oo ka baxday kuliyadihii ciidanka, inkastoo uu isaga iga horeeyay, markii damaba uu aaday dibadda, gaar ahaan Mareykanka, wuxuuna Jaamacaihii ka siiwatay Canada iyo Mareykanka intaas kadibna dalka ayuu dib ugu soo laabtay intuu wadanka jogayna waa iska warqabnay”ayuu yiri Xasan Qalaad.

Sidoo kale Cabdi Iimaan Sharma’arke oo walaal la ah Marxuum Cali Iimaan ayaa  mar uu kulanka ka hadlayay waxa uu u mahadceliyay wariyaashii ay soo wada shaqeeyeen Cali Iimaan Sharma’arke iyo kuwii soo qaban qaabiyay kulanka maanta.

“Waxaan u mahadcelinayaa wariyaashii Horn Afric ka baxay iyo kuwaan ka bixin, waxaa taariiq lama iloobana leh oo aan qiraa sanadkasta inay abaaa leeyihiin wiilal iyo gabdhaba wixii ka baxay Horn Afric, dadkii Horn Afric ka baxay mowqifka ay ka qaateen Cali Iimaan iyo carruurtiisa maalintuu dhintay ilaa hada waxaan aaminsnahaay inaana anigu xitaa ka qaadan”ayuu yiri Cabdi Imaan.

Maantoo kale sanadkii 2007- ayay aheyd markii magaalada Muqdisho lagu dilay Agaasimihii idaacaddii Horn Afric Cali Iimaan Sharma’arke iyo Agaasimihii Idaacadii Capital Voice Mahad Axmed Cilmi waxaana la aaminsan yahay in maalintaasi kadib uu aad u batay dilalka iyo tacadiga loo geysto Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee gudaha dalka ka shaqeeya.

DSC01279 DSC01285 DSC01286 DSC01287 DSC01288 DSC01291 DSC01293 DSC01294 DSC01300 DSC01307 DSC01312 DSC01315 DSC01317 DSC01318 DSC01320 DSC01322 DSC01324 DSC01325 DSC01342 DSC01345 DSC01350 DSC01351 DSC01365 DSC01368 DSC01372 DSC01378 DSC01381 DSC01384 DSC01399  DSC01403  DSC01411 DSC01412  DSC01419 DSC01422

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

 

 

Previous Post

Sida lagu caawin karo qoysas ku soo barakacay Beladweyne oo laga hadlay

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha “SAWIRRO”

Wasiirka arrimaha gudaha oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee xuduudaha "SAWIRRO"

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In