Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu xoojinayey xiriirka booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ka lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu xoojinayey xiriirka booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ka lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu xoojiyey xiriirka ka dhaxeeya Booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ka qeyb-galeen Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.

Kulankan oo lagu soo gabogabeynayey wada hadallo maalmahan u socday saraakiisha Booliska Soomaaliya iyo Turkiga, isla  markana lagu sagootinayey wefdiga uu hoggaaminayey Taliye ku xigeenka Booliska Turkiga, ayaa waxaa  goob-joog ka ahaa safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Wasiirka Amniga gudaha iyo Wasiirka Boostada iyo xubno kale.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Shirka inta uu socday waxaa loogu mahadceliyey dowladda Turkiga oo door weyn ka qaata dhismaha hey’adaha kala duwan ee dalka oo ay ciidanka ku jiraan.

Sii hayaha Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sheegay in u jeeddada ugu weyn ee hada wadalka saraakiisha Booliska Soomaaliya iyo Turkiga uu ahaa sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac.

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) ayaa uga mahadceliyey dowladda Turkiga dedaalka ay ciidanka Soomaaliyeed ku gacan siiyaan, dhowaan tababarro iyo qalabbeyn ay ku taageeri doonaan Hey’adaha amniga dalka.

Gabo-gabadii kulanka waxaa haddiyado Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaalida la Guddoonsiyey Taliye ku xigeenka Booliska Waddanka Turkiga oo socdaalkiisii Soomaaliya soo gabogabeeyey.

 

Previous Post

Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Wadada Via Roma ee degmada Xamar-Weyne “SAWIRRO”

Next Post

Shir looga hadlayay cilmi baaris ku saabsan dhanka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlayay cilmi baaris ku saabsan dhanka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shir looga hadlayay cilmi baaris ku saabsan dhanka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In