Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga arrinsanayay xaalada abaaraha Galmudug oo Gaalkacyo lagu qabtay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga arrinsanayay xaalada abaaraha Galmudug oo Gaalkacyo lagu qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa saraakiil ka socatay hay’adaha samafalka, Mas’uuliyiin ka tirsan  Galmudug xubno ka socday maamulada deegaanada ay abaaruhu ku dhufteen waxaana kulanka intii uu socday  lagu soo gudbiyay warbxino la xariira guud ahaan deegaanada Galmudug heerka ay gaarsiisan tahay xadiga abaaraha ka jira  taas oo lagu qiimeeyay qiyaas ahaan boqalkiiba 80% in abaartu ay  sameeysay deegaanada Galmudug sidoo kalana abaartu ay taabatay in ka badan  laba boqal oo kun oo qoys kuwaas oo ubadan xoolo dhaqato.

Kulanka  oo saacado qaatay ayaa  markii uusoo idlaaday  waxaa warbaahinta la  wadaagay waxyaabihii kasoo baxay Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye  Isxal Guddoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gar gaarka Galmudug Cumar Xasan Xaaji iyo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada xoolaha Galmudug Maxamed Cabdi Maxamed kuwaas oo dhamaantood xusay in kulanka uu kusoo dhamaaday sidii loogu tala galay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga doorashooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha Guddaha KGS oo Marka gaaray “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha Guddaha KGS oo Marka gaaray “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha Guddaha KGS oo Marka gaaray "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In