Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan looga hadlaayey dardargalinta ololaha bilic-soocelinta oo lagu qabtay Dhuusomareeb.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
kulan looga hadlaayey dardargalinta ololaha bilic-soocelinta oo lagu qabtay Dhuusomareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ayaa lagu qabtay Xarunta Dowlada hoose ee magaalada Dhuusamareeb waxaana soo qaban qaabiyey Maamulka Caasimada Galmudug waxa uuna ahaa Dardargalinta Ololaha Bilic-soocelinta magaalada kaas oo Todobaadyadii la soo dhaafay u socday si habsami leh.

Waxaa munaasabada ka soo Qaybgalay maamulka magaalada Dhuusamareeb, wasiiro, xildhibaano, guddiyada xaafadaha iyo bulshada magaalada waxaana looga hadlay sidii loo sii wadi lahaa howlaha isugu jira dhismaha jidadka iyo bilic soo celinta magaalada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb macalin C/raxmaan Geeda-qorow ayaa ugu horayn ka hadlay madasha waxa uuna faah faahin ka bixiyey Shaqooyinka ka socda magaalada bilic soo celintuna Qayb ka tahay.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa dhankiisa balan qaaday in Wasaaradu Kaalin ku yeelanayso Hoshan Shaqaalaha Wasaaraduna ka Qayb qaadan doonaa.

Howlahan ka socda Magaalada Dhuusamareeb ayaa si wada jira waxaa isaga kaashanaya maamulka iyo Bulshada iyadoona hada Meel Wanaagsan ay marayso.

Previous Post

Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo kormeeray xarunta Wasaaradda Shaqada “SAWIRRO”

Next Post

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Arimaha Doorashooyinka oo galay maalintii labaad

Next Post
Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Arimaha Doorashooyinka oo galay maalintii labaad

Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran ee Arimaha Doorashooyinka oo galay maalintii labaad

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In