Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan Looga Hadlaayo Hormarinta Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlaayo Hormarinta Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Guddoomiye Ku-Xigeenka Degmada Iyo Xoghayaha Dowladda Hoose ayaa Kulan isla Xisaabtan iyo isxog waraysi isugu jiray la qaatay Guddoomiyaasha Xaafadaha , Ku-Xigeenadooda , Xoghayaasha , Agaasimayaasha, lataliyaasha, Madax qeybeedyada iyo shaqaalaha Maamulka Degmada Gaalkacyo.

Kulanka, ayaa warbixin guud oo waxqabadka iyo halka shaqadu marayso la xiriirta looga dhageystay Guddoomiyaasha shanta Xaafadood ee Wadajir , Howlwadaag, Garsoor , Horumar iyo Horseed iyo Agaasimayaasha waaxaha kala duwan ee Dowladda Hoose si loo dardar geliyo shaqada hortaala Mamulka Degmada, Meeshana looga saaro wixii gaabis ah oo jira.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Ugu dambeyn Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan, ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaasha Xaafadaha, Agaasimayaasha iyo Dhammaan hawlwadeenada Dowladda hoose in ay dardar geliyaan shaqada hortaala sida nadaafadda, iftiiminta iyo bilic soo celinta Magaalada , Amniga , Canshuur aruurinta iyo horumarinta Waddooyinka dhismahooda socdaan, isagoo sheegay in masuul kasta lagula xisaabtamayo shaqada loo igmaday, qofkii kasoo bixi  waaya hawshiisana talaabada ku haboon laga qaadi doono.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Dhagax Dhigay Elaboor Diyaaradeed  “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisal Wasaarihii Hore Oo Ku Baaqay In La Iska Kaashado Ciribtirka Argagixisada

Next Post
Ra’iisal Wasaarihii Hore Oo Ku Baaqay In La Iska Kaashado Ciribtirka Argagixisada

Ra’iisal Wasaarihii Hore Oo Ku Baaqay In La Iska Kaashado Ciribtirka Argagixisada

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In