Maamulka gobolka iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa is la qaatay in lasameeyo howgalo lagu xaqii jinaayo amanka Magalada Beledweyne.
Afhayenka Maamulka Gobolka Hiiran Libaan Cabdi Cumar ayaa marki uu kulan soo gaba-gabobay la hadlay Warbahinta ayaa kulanka ugu Warbixiyay .Magalada Beledweyne oo dhawan lagu qabban doono Doorashada 25 kursi oo golaha Shacabka ah oo degan doorashadooda tahay Beledweyne.
kulankan waxa uu qeyb ka ahaa kulamadii looga hadlayay Amaanka Goobaha ay kadhacayaan doorashooyinka iyo guud ahaan amaanka Magalada Beledweyne .