Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay dar dargelinta amniga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay dar dargelinta amniga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan looga hadlayay dardar gelinta amniga guud ee gobolka banaadir oo maanta lagu qabtay xarunta tababarka ee loogu magac daray Allaha u naxariistee Hindiya Xaaji oo ku taala qeybta guud Nabad Sugidda Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, Taliyaha Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka, Guddoomiyaasha degmooyinka gobolka banaadir iyo talisyada qeybaha guud ee booliska iyo nabad sugida gobolka.

Kulanka oo uu furay guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxaa uu ka hadlay dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin xaalada amni ee caasimadda iyo kaalinta ay shacabka ka qaadan karaan la shaqeynta hay’adaha amniga.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Afhayeenka Maamulka Gobolka Benaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo Warbaahinta kulanka kadib la haday ayaa sheegay in kulanka la isku raacay sidii loo xoojin lahaa amniga, isla markaana looga hortagi lahaa dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

“Waxyaabaha laga hadlay waxaa ka mid ah xagga amniga, ujeedkuna waxa uu ahaa xoojinta iyo wada shaqeynta hay’adaha ammaanka dhexdooda ah, guul ayuuna ku soo dhamaaay” ayu yiri Afhayeenka Gobolka oo hadalkiisa ku daray in 15-ka bisha soo socoto loo qabtay ganacsatada u dhegan boorarka ay ku qoranyihiin afka qalaad.

IMG_1045 IMG_1049  IMG_1057 IMG_1059 IMG_1060 IMG_1064 IMG_1070 IMG_1071 IMG_1072 IMG_1073 IMG_1075 IMG_1079 IMG_1083 IMG_1084 IMG_1086 IMG_1087 IMG_1088 IMG_1096

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed Feereysane

 

 

Previous Post

Madaxweynaha oo Shir Madaxeedka Midowga Afrika uga waramey xaaladda Soomaaliya

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo sheegay in guddi xaqiiqo raadin ah ay u dirayaan Ceel Cadde

Next Post

Ra'iisul wasaaraha oo sheegay in guddi xaqiiqo raadin ah ay u dirayaan Ceel Cadde

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In