Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay dardargelinta howlaha garsoorka oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Qoysas danyar ah oo deeq Raashin ah loogu Qeybiyay Gaalkacyo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay xoojinta arrimaha garsoorka oo ay ka qeybgaleen mas’uulyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo ahaa mid looga hadlayay sida loo dar dargelin karo arrimaha garsoorka iyo cadaaladda laguna qabtay xarunta garsoorka ee degmada ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan laamaha garsoorka Galmudug, iyadoo uu goob joog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka garsoorka iyo cadaaladda ee Galmudug Maxamuud Guure Guuleed.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Garsoorka ee Gaalkacyo Maxamed Macalin Cali ayaa xusay inay jiraan caqabado la xiriira dhanka fulinta, waxaana uu intaa ku daray in gacan lagu siiyo sidii garsoorka loo dhaqan gelin lahaa.

Wasiir ku-xigeenka garsoorka iyo cadaaladda ee Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa sheegay in ay wax ka qabanayaan arrimaha ay ka cabanayaan garsoorka, isla markaana ay xoogga saari doonaan sidii bulshada ay u heli lahayd xukun cadaalad ku saleysan oo laga gudbo in dad si gaar ah loogu taaksado.

“Cadaaladda Noola kasta ayaa u baahan, waa arrin adduunyadaada iyo aaqiradaada u baahan in aad u cadaalad fasho, marka idinkuna ku dadaala, sidii bulshada cadaalad ugu adeegi lahaydeen”ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka.

Previous Post

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee AMISOM oo xalay duqeeyay saldhig ay kooxda UGUS ku lahayd deegaanka Labaatan jiroow

Next Post

Waalidiin codsaday in gurmad caafimaad loo fidiyo gabar ay dhaleen oo xanuunsan

Next Post
Ololaha dalkaaga dhiso oo ka socda gobolka shabeellaha dhexe

Waalidiin codsaday in gurmad caafimaad loo fidiyo gabar ay dhaleen oo xanuunsan

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In