Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay ilaalinta xaquuqda carruurta oo lagu qabtay Samareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay ilaalinta xaquuqda carruurta oo lagu qabtay Samareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Galmudug ayaa maanta magaalada Samareeb ka daah-furtay kulan bulsho oo bishiiba labo jeer Wasaaraddu qaban doonto si faham dhameystiran bulshada looga siiyo difaacidda carruurta iyo shuruucda ka hortaga askareynta carruurta da’da yar ee ay adeegsadaan kooxaha hubeysan.

Kulankan oo qabashadiisa ay iska kaashadeen Wasaaradda Haweenka Galmudug iyo Hey’adda UNICEF ayay kasoo qayb galeen mas’uuliyiin ka socotay Wasaraddaha Amniga, Cadaaladda, xubno ka tirsan shaqalaha Wasaradda iyo qaar ka mid ah bulshada Caasimadda, wxaana la isku weydaarsaday aragtiyo laxariira Askarta carruurta iyo difaacidooda oo xubnaha goobta ku sugnaa laga dhageystay dhacdooyinka ay goobjoog u ahaayeen oo cadeynaya isbadalka dhabta ah ee laga sameynayo fahamka ilaalinta xuquuqda carruurta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cumar Axmed oo ka mid ah tababarayaasha Wasaradda iyo farxiyo Cabdirisaaq Maxamed ayaa bulshada sharaxaad ka siiyay, sida looga hortagi karo Askareynta carruurta oo ay ku sheegeen inay tahay sidii loo joogeyn lahaa wacyigelinta bulshada.

Kulamadan oo Wasaraddu joogteyn doonto ayaa looga gol’leeyahay wax ka qabashada tacadiyada ay wajahayaan carruurta laga qayb geliyo isku dhacyada hubeysan oo ah kuwo baalmarsan shuruucda caalamiga ah ee ka hor-tagidda Askareynta carruurta.

Previous Post

Ra’isul wasaare Rooble oo la kulmay Midowga Murashaxiinta +Sawirro

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post
Dowladda Oo Qorsheyneysa in Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Laga Hir-geliyo Xaruma Dheeraad Ah Oo Dadka Looga Baaro COVID19 “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In