Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay isbadalka cimilada oo Dhuusamareeb lagu qabtay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay isbadalka cimilada oo Dhuusamareeb lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda deegaanka, isbadalka Cimilada iyo horumarinta reer miyiga Galmudug ayaa maanta xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb kulan ku saabsan dhaqan-gelinta xeerarka iyo shuruucaha caalamiga ah ee ilaalinta deegaanka ugu qabatey xubno ka kala socda wasaaraddaha, Qorsheynta, Beeraha, Xanaalada xoolaha, Biyaha iyo ururada bulshada rayadka.

Agaasimaha waaxda Qorsheynta ee wasaaradda Deegaanka Galmudug Daahir Cusmaan iyo Shamso Cabdi Yuusuf, kuxigeenka Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka Galmudug ayaa ka qayb galayaasha kulanka ku booriyay in ay meeleeyaan tababarada joogtada ah ee la siinayo, iyagoo markaa kadib noqon doona kuwo gudbin kara aqoonta ay ka faa’iideen tababaradan is xigxiga.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Dhowrkii bilood ee ugu dambeeyay ayay wasaaradda Deegaanka Galmudug sameysay dhowr kulan oo dhamaantood ku saabsanaa ilaalinta deegaanka, iyadoo si gaar ah tababaro loo siinayay shaqaalaha wasaraddaha iyo ururada bulshada ee ku lugta leh ka shaqeynta sidii loo dhimi lahaa saameynta aadanaha ee isbadalka Cimilada.

Previous Post

Soomaaliya oo Dowladda Norway kala hadashay Arrimaha Xasilinta

Next Post

Madaxweynaha JFS oo tacsi udiray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo hooyadii geeriyootay

Next Post
Madaxweynaha JFS oo tacsi udiray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo hooyadii geeriyootay

Madaxweynaha JFS oo tacsi udiray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo hooyadii geeriyootay

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In