Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay isdhexgalka bulshada iyo laamaha amniga oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaad ku saabsan sida ay u wada shaqeeyaan shacabka iyo laamaiga oo uu soo qaban qaabiyay  Maamulka   Demada   Cabdicasiis   ayaa  lagu qabtay  saldhigga Bari  ee  Degmadaasi, kaasi oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyaha  maxkamadda  darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida,  ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha  Guud  Qaranka, Mas’uulyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, saraakiisha Ciidamada booliska iyo Nabad Sugidda, Fanaaniinta  Kooxada  Heegan  Ee Ciidanka Policeka  ayaa  Wacdaro Ka Muujiyay  intii  ay Socotay  Munaasabada  aygoo  Soo bandhigay Riwaayad   halhays Looga Dhigay  Halgankaa Darisayntu Wado Booliiskaa Horkacaya

Jeele Cali  oo ku hadlayay  maca  odoyaasha dhaqanka ee  Degmada C/casiis ayaa  boogaadiyay  daadaalka Maamulka Degmada  iyo Ciidamada booliska ka  ee ku aadan  isku xirka  Bulshada iyo Booliska,  isagoo Ku  baaqay in  lagu  abaalmariyo dadaalkii iyo kartidii  ay muujiyeen.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiyaha Degmada  C/casiis ee Gobolka Banaadir  Cismaan Muxyadiin Cariif  ayaa sheegay  in maamulka oo kaashanaya  qaybaha kala duwan ee bulshada  ay ku guulaysteen  in lacago  ay iska soo  arruuriyeen si Iskaa wax uqabsa ahna ugu dayactireen Saldhigga Degmada,  isagoo ugu jeediyay  Gudoomiyayaasha  Degmooyinka  kale inay   ku daydaan talaabadaan.

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Maamulka Gobolka Banaadir ee dhinaca Maamulka iyo maaliyadda Ismaaciil  Macalin Cabdi Guure  ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed  ay  hiigsanayaan wadadii horumarka iyo guusha,  isaga oo xusay in ciidamada  iyo  Bulshada  ay si wadajir ah uga  shaqeeyaan  Nabadgelyada iyo Horumarka Dalka.

Taliyaha qeybta guud ee ciidanka  booliska  Jeneraal Cali Xirsi Barre Cali Gaab  ayaa  sheegay  inay meel wanaagsan  marayaan  qorshaha isku xirka  iyo wada shaqaynta  Maamulka   iyo   Saldhigyada booliska ee Degmooyinka  Gobolka  Banaadir,  isagoo ku baaqay in la xoojiyo wada shaqeyta shacabka iyo laamaha amniga.

 

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka maanta

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In