Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Nabadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Nabadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ku saabsanaa kaalinta Haweenka ee nabad dhisidda Galmudug ayna soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Insaanka Galmudug ayay ka wada qayb galeen haween isugu jira kuwa xilal ka haya dowladda federaalka, ururada bulshada rayadka, Mas’uul hore iyo odayaasha dhaqanka ku sugan Dhuusamareeb.

Haweenka ka qayb galay kulanka ayaa odayaasha la wadaagey sida ay qayb kaga yihiin dadaallada lagu nabadeynayo Galmudug, iyagoo si gaar ah u xusay in ay u duubteen xal u helidda xaaladaha siyaasadeed iyo kuwa amni ee ka soo cusboonaadey Guriceel oo ay odayaasha ka dalbadeen in ay gacan ku siiyaan adkeynta dadaalkooda bilawga ah, si looga baaqsado gacan ka hadal dhexmara Galmudug iyo Ahlusunna.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Ubax Xuseen Dhiblaawe, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka  Galmudug ayaa ugu dambeyn amaantey doorka haweenka ka yimid Muqdisho ee ka qayb qaadanaya nabad dhisidda Galmudug.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga sameynayo biyo xireenada xalka waare ah “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay Wefdigii iyo Qareennadii Soomaaliya ku matalayay difaaca badda “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay Wefdigii iyo Qareennadii Soomaaliya ku matalayay difaaca badda “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay Wefdigii iyo Qareennadii Soomaaliya ku matalayay difaaca badda “SAWIRRO”

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In