Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay la dagaallanka Afkaarta Khaldan ee Khawaarijta oo lagu qabta Hobyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay la dagaallanka Afkaarta Khaldan ee Khawaarijta oo lagu qabta Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isku duwaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ee Gobalka Mudug Macalin Cabdulaahi Axmed Xirsi oo isaga iyo masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda ay maalmihii u danbeeyay socdaal wacyi galin ah ku marayeen Deegaanmo ka tirsan Gobalka ayaa gaaray Dagmada Hobyo.

Masuuliyiintaan ka socatay Wasaaradda Awqaafta Galmudug oo ujeedka socdaalkoodu uu ahaa mid ku saabsanaa sidii bulshada loogu wacyi galin lahaa la dagaalanka Afkaarta Khaldan Xagjirkaa ee Kooxda khawaarijta iyo ka qeyb qaadashada Halganka Ciribtirka khawaarijta iyo sidoo kale sare waxbarashada Qur’aanka kariimka iyo Tayeeynta Dugsiyada lagu barto Qur’aanka ayaa markii ay gaareen Dagmada Hobyo waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Maamulka iyo Culimada dagmada

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Soo dhaweyn kadib Masuuliyiintii ka socatay Wasaarada Diinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ee uu hogaaminayay iskuduwaha Gobalka ee Wasaaradda Macalin Cabdulaahi Axmed Xirsi ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Culimada dagmada, kaasi oo looga arinsaday sidii loo xoojin lahaa la dagaallanka Fikirka Khaldan ee Arxanlaawaayaasha iyo Horumarin Xarumaha Dugsiyada Qur’aanka

Ugu danbeyna Isku duwaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ee Gobalka Mudug Macalin Cabdulaahi Axmed Xirsi ayaa uga mahad celiyay Maamulka iyo Culimadda Dagmada sida ay mar kasta diyaarka ugu yihiin la dagaalanka kooxaha baneeystay dhiiga muslimka ee khawaarijta Arxanka Daran

Previous Post

Guddiga Maaliyadda Labada Aqal oo kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka XFS

Next Post

Shirka 15aad ee Golaha Warbaahinta Afrika oo ka furmay dalka Botswana

Next Post
Shirka 15aad ee Golaha Warbaahinta Afrika oo ka furmay dalka Botswana

Shirka 15aad ee Golaha Warbaahinta Afrika oo ka furmay dalka Botswana

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In