Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan looga hadlayey horumarin Waxbarashada Caruurta o lagu Qabtey Gaalkacyo

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
kulan looga hadlayey horumarin Waxbarashada Caruurta o lagu Qabtey Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay la dagaalanka jahliga iyo
horumarinta waxbarashada caruurta soomaaliyeed sidoo kalana abaal
marino lagu gudoonsiinayay arday dhameeysatay waxbarashada dugsiga
sare ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee Al safa
ee Magaalada Galkacyo

Kulankaan oo ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan labada aqal ee
baarlaamanka soomaaliya maamulayaasha dugsiyada sare ee galkacyo madax
ka socatay jaamacadaha dalka qaarkood aqoon yahano soomaaliyeed iyo
waalidiin ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay maamulaha dugsiga hoose
dhaxe iyo sare ee Al safa Sahal Maxamuud Cabdule oo sharaxaad ka
bixiyay horumarka waxbarasho

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Gudoomyaha ururka dhalinyarada gobalka mudug Ceydiid Maxamed Cali oo
isna kulanka ka hadlay ayaa ka shekeeyay dhibaatadii laga soo maray in
laga gudbo fikrad qaldan oo laga aaminsanaa waxbarashada maadigaa

Xidhibaanad duniyo Maxamed Cali iyo sanatar Abuukar axmed Xaashi oo ka
hadlay gunaanadkii munaasabada ayaa ku booriyay waalidiintu in ay
xooga saaraan waxbarida caruurtan soomaaliyeed iyagoona sheegay in
dowlada fadaraalka soomaaliya ay xooga saartay la dagaalanka shaqa la
aanta dhalinyarada soomaaliyeed taasina ay fursad siineeyso
dhalinyarada waxbaratay in ay shaqo helaan

Previous Post

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu horkacayo oo dalka Jabuuti lagu soo dhaweeyey

Next Post

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir +sawirro

Next Post
Dhegeyso Barnaamijka Wadajir +sawirro

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir +sawirro

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In