Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayey Maalgashiga dalka oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayey Maalgashiga dalka oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankaan ay isugu imaadeen Wasaaradaha Qorsheynta ee maamul gobaleedyada iyo maamulka Gobalka Banaadir oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS gaar ahaan Xafiiska dhiiri-gelinta maalgashiga Qaranka ,waxaa looga hadlay Istiraatiijiyadda Maalgashiga Dalka iyo in tilmaamo guud oo fududeynayo loo sameeyo maalgashiga Soomaaliya.

Waxyaabaha ugu waa weyn ee lagu soo bandhigay waxaa kamid ahaa caqabadaha Soomaaliya ka hortaagan in ay kobac dhaqaale sameyso oo ay kamid tahay sida la tilmaamay Deymaha lagu leeyahay Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirkaan looga tashanayo maalgashiga Qaranka ayaa muhiimada loo qabanayo waxaa ka mid ah Fursado lagu Horumarin karo dhaqaalaha Dalka Sida uu sheegay Agaasimaha Xafiiska maalgashiga ee wasaaradda Qorshenta Soomaaliya Xasan Faarax.

Qorshahaan ayaa waxaa uu kaalin weyn ka qaadanayaa kabida qorshaha guud ee Horumarinta Qaranka, kaasi oo fududeynaya Arrimaha maalgashiga.

Dhameystirka Qorshaha 9 -aad ee Horumarinta Qaranka oo ay ku howlantahay wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa maraya heer uu ku dhowyahay gabogabo, iyaddoo la-tashiyo laga geliyay Dowlad Gobaleedyahada, Gobalka Banaadir iyo Ururada Bulshada rayidka ah.

Previous Post

U Qeybsanaha Ciidanka Milatariga Turkiga ee Soomaaliya oo loo sameeyey Munaasabad Sagootin ah “Sawirro”

Next Post

Somali National Army liberate Aw Dheegle town

Next Post
Somali National Army liberate Aw Dheegle town

Somali National Army liberate Aw Dheegle town

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In