Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayo dhiira galinta ka qeyb-galka Siyaasada haweenka oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo dhiira galinta ka qeyb-galka Siyaasada haweenka oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay iska kaashanayaan guddiga doorashooyinka ee heer Federaal iyo Machadka Dimuquraadiyada iyo doorashooyinka qaarada Afrika ee EISA. kulankaan oo socon doono muddo 4 maalmood ah gaalkacyo dhiira galinta haweenka iyo ka qeyb galka Siyaasada iyo doorashooyinka si ay haweenka ay u helaan qondada 30% ee kuraasta labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed.

Kulanka maanta ka furmay Magaalada gaalkacyo,iyadoo munaasabada furitaanka kulamadaan ay ka qeyb galeen  mas’uuliyiinta ka tirsan kuwa maamulka dagmada gaalkacyo iyo xubno matalayay bulshada qeybaheeda kala duwan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dr Maxamed Muuse oo ka mida xubnaha guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa ugu horreyn ka hadlay madasha, isagoo ka warbixiyay habraaca doorshada Guddomiyaha ururka haweenka dagmada gaalkacyo ee Sam Sam Maxamed Colaad ayaa xustay in ay ka mahad celinayaan dadaalka loogu jiro raadinta qoondada haweenka .

Guddoomiye ku xigeenka dagmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi ayaa xusay in gaalkacyo ay u diyaar garoowday qabashada doorooshinka 11 kursi oo ka mida kuraasta kuraasta golaha shacabka.

Previous Post

Norway :Shan qof oo ku dhimatay weerar loo adeegsaday qaanso iyo fallaar

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Saraakiil ka socday Arrimaha Dibadda Mareykanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In