Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayo qaab dhismeedka Dowladda oo ka furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo qaab dhismeedka Dowladda oo ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Muqdisho ka furmay kulan howleed looga hadlayo qaab-dhismeedka Dowladda ee nidaamka Federaalka kaasoo lagama maarmaan u ah dhameystirka Dastuurka KMG ah.

Kulanka waxaa furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, isagoo ku soo dhaweeyay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha si loo dhageeysto talooyinkooda ku aadan xuquuqda aadanaha ee muhiimka u ah kulamo-howleedyada dastuurka ee maalmahanba ka socday Muqdisho.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Joceyln Mason oo kulanka ka hadlay ayaa bogaadiyay kulamo-howleedyada looga arinsanayo arrimaha muhiimka u ah dhameeystirka Dastuurka.

Dhanka kale, masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta iyo Federaalka ayaa waxa ay ka qeybgalayaasha kulanka u soo jeediyeen xulashooyin ku saabsan noocyada qaab-dhismeedka ee dowladaha ku dhaqma nidaamka Federaalka.

Ugu dambayn, ka qaybgalyaasha oo isugu jira mas’uuliyiin dowladda ka tirsan iyo khuburro ayaa waxay muddo labo cisho ah ka doodi doonaan qaab-dhismeedka dowladda ee la halmaamla dib-u-eegista dastuurka.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay ololaha qaadista cabshuuraha kala duwan ee Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaaliya “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In