Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan loogu duceynayay dhallinyaradii ku dhimatay badda oo lagu qabtay xeebta Liido

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Admiral Faarax Qare: Biyaha Xeebta Liido waa la wasaqeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ahaa mid loogu duceynayey dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday biyaha u dhaxeeya Masar iyo Talyaaniga oo lagu qabtay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed, xubno ka tirsan bulshada rayidka iyo maamulka degmada C/casiis.

Dhallinyarada iyo dhinacyadii kale ee ka qeyb galay kulanka ayaa u duceeyey dhallinyaradii naftooda ku waayay biyaha u dhaxeeya Masara iyo Talyaaniga, dhinaca kalena waxa ay ka digeen dhibaatada Tahriibta oo ay ku baaqeen in gebi ahaanba laga waan toobo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha degmada C/casiis Cismaan Muxudiin ayaa muujiyey in dhacdadaasi ay tahay mid ay ka wada xunyihiin Soomaalida, oo muhiim ay tahay in loo istaago sidii loo joojin lahaa tahriibka.

“Waa dhacdo naxdin leh oo qalbiyadeena aan ka go’i doonin, waa inaan u istaagnaa joojinta tahriibta”ayuu yiri guddoomiyuhu.

Faadumo Cabdi Warsame guddoomiyaha Ururka Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ayaa bogaadisay in dhallinyarada lagu dhiira geliyo muhiimadda dalka uu u leeyahay,

Qaar kamdi ah dhallinyaradii ka soo qey gashay kulanka ayaa dhallinta hadda doonaya in ay tahriibaan la dar daarmay.

“Tahriibka aan iska dhaafno, dalkeena aan joogno isagaa noo wanaagsan”

Previous Post

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo la qorsheynayo in laga bilaabo deegaannada maamulka Koonfur galbeed

Next Post

Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka

Next Post
Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka

Madaxweynaha iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In