Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan loogu duceynayay Guddoomiyihii Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Kulan loogu duceynayay Guddoomiyihii Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo loogu Duceynaayey Alle ha u Naxariistee Dr Maxamed Daahir Afrax Guddoomiyihii Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga – AGA oo sagaalka bishaan ku geeriyooday magaaalada Londan ayaa waxana ka qaybgalay Xildhibaanno, Bahda Qalinleyda iyo marti kale oo lagu casuumay.

Mustafa Cabdullahi Fayruus lataliyaha Guddoomiyha AGA ayaa sheegay in uu Soomaaliya ka baxay halyey wax badan ku leh taariikhda dalkeena.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha Gudiga Warfaafinta ee Barlamaanka Khaalid Macow Cabdulqaadir ayaa tilmaamay in Dalka uu waayey Barbaariye qiimo badan ku ahaa bulshada.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka codsaday maamulka Akadeemiyada AGA in ay halkii ka sii wadaan dadaalkii Marxuum Maxamed Daahir Afrax ee ku aadanaa horumarinta Afka Hooyo.

Ku-simaha Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga – AGA Maryan Cariif Qaasim iyo Guddoomiyha Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka. Fanka iyo Sugaanta Cabduqaadir Nuur Xuseen Maax ayaa sheegay in loo baahanyahay in loo sameeyo xusuus Taariikhda gasha.

Dr Maxamed Daahir Afrax Guddoomiyhii hore ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga – AGA ayaa sagaalkii bishaan ku geeriyooday Dalka Ingiriiska, isagoo dhashay sanadkii 1952dii.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo daahfuray kulan wadareedka dar-dar galinta hiigsiga Xukuumadda “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo qaabishay Wafdi ka socday dalka Sweden “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo qaabishay Wafdi ka socday dalka Sweden “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo qaabishay Wafdi ka socday dalka Sweden “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In