Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan wacyigelin ah oo loo qabtay dhallinyarada ku nool dalka Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Kulan wacyigelin ah oo loo qabtay dhallinyarada ku nool dalka Koonfur Afrika “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Majmaca Culumada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa kulan ugu qabtay Jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Johannesburg, kaas oo lagu wacygalinayay Jaaliyadda gaar ahaan dhallinyarada.

Kulankaas oo  barbar socday sinimaar ayaa waxaa kasoo qeybgalay,Culumo South African ah, qaar ka tirsan Culimada Soomaaliyeed,madax ka socotay Jaaliyadda Waxgarad ,dhalinyarro  Haween iyo Aqoonyihanno wax ka dhiga Jaamacadaha South Africa.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Siminaarkaan dadkii ka hadlay ayaa sheegay in waxgalin joogta ah loo sameeyo dhalinyarada ku dhaqan Qurbaha gaar ahaan kuwa South Africa.

Qaar ka mid ah Waxgaradkii ka hadlay ayaa iyaguna dhankooda sheegay in ay tahay muhiim kulamada iyo Siminaarada lagu wacyigalinaayo bulshada si loo xusuusiyo dhaqankooda iyo diintooda suuban.

Sheikh Ibraahim Bam oo ka mid ah madaxda Culumada Muslimiinta ee South Africa oo isna  Khudbad ka jeediyay Siminaarkan ayaa ka sheekeeyay taariikhda Islaamka iyo waajibaadka saraan dadka Muslimiinta.

Gudoomiyaha Majmaca Culumada Soomaaliyeed ee South Africa,Sheikh Aweys Xamza oo ka mid ahaa dadkii soo qabanqaabiyay Siminaarkan wacyigalinta oo isna ka hadlay madasha ayaa sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed u baahantahay in la mideeyo loona sameeyo wacyagalin joogta ah si buu yiri ay Soomaalida u noqoto Umadda tayo leh.

“ Hadii aan dhalinyaradeena maanta ku wacygalin wadada toosan oo aan midoobin ma noqonayno Umadd isku xiran,sida uu Illahay Quraankiisa ku sheegay waa inaan isku xirnaanaan” ayuu yiri.

Majmaca Culuma”udiinka Soomaaliyeed ee South Africa ayaa la sameeyay muddo yar ka hor waxaana ku mideysan Madaariis gaara toban Madraso oo ku kala yaalla qaar ka mid ah Gobolada Soomaalida ka degto South Africa.

IMG_0523 IMG_0525 IMG_0530 IMG_0531 IMG_0532 IMG_0537 IMG_0540 IMG_0543 IMG_0545 IMG_0547  IMG_0550 IMG_0552 IMG_0553 IMG_0554 IMG_0560  IMG_0566 IMG_0567 IMG_0571 IMG_0574  IMG_0577  IMG_0582 IMG_0585 IMG_0588 IMG_0589 IMG_0592  IMG_0595C/qaadir Axad,Warbaahinta Qaranka Johannseburg

 

Previous Post

Wafdi heerar kala duwan leh oo ku qul qulaya magaalada Jowhar

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In