Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo-bixinta Xeernidamiyeyaasha oo la soo xiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka talo-bixinta Xeernidamiyeyaasha oo la soo xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed mudne Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta u soo xiray Madaxda sare iyo Saraakiisha xirfadlayaasha ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa ka tala bixinta xeer- nidaamiyayaasha lagu dhaqayo sharciyada dhaqangalka ah ee hay’adda, kaas oo uga socday mudo 4-maalmood ah magaalada Muqdisho.

Agaasimaha guud ayaa ugu horeyn ku amaanay Madaxda Sare iyo Saraakiisha xirfadlayaasha ah ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, doodaha waxgalka ah ee ay mudada 4-ta maalmood ah ka yeesheen soo saarista xeer nidaamiyayaal lagu dhaqo sharciyada dhaqangalka ah ee hay’adda, wuxuuna kula dardaarmay Saraakiisha in xeerarka leysla gartay ee ka soo baxay madashan, iney muhiim tahay in lala wadaago Saraakiisha kale ee aan fursaddan la siin ee ku sugan xarumaha shaqada.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026

Gabagabadii, Agaasimaha guud ee hay’adda mudane Axmed Siciid Maxamed iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa halkaa ku gudoon siiyay shahaado sharaf qaar ka mid ah Saraakiishii ka qeyb qaadatay aqoon isweydaardiga, wuxuuna ku soo dhamaaday kulanku jawi aad u wanaagsan.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo maalintii labaad gurmad ka wada Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Shirka qaab dhismeedka Booliska oo galay maalintii Labaad

Next Post
Shirka qaab dhismeedka Booliska oo galay maalintii Labaad

Shirka qaab dhismeedka Booliska oo galay maalintii Labaad

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

Safiirka Soomaaliya ee Jarmalka iyo Poland oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Madaxweynaha Hungary

February 18, 2026
0

Budapest, Hungary – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Jarmalka iyo Poland, Mudane Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadan), ayaa si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In