Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulanka guud ee Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee BJFS oo looga dooday Ajendayaal dhowr ah

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maxaad ka ogtahay Ajandaha kulanka maantay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka guud ee Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee BJFS oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha Shacabka, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa ugu horeyn waxaa warbixin looga dhageystay guddigii xaqiiqa raadinta ahaa ee loo diray shaqaaqooyinkii Bishii hore ka dhacay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo,waxaana warbixintaas golaha u akhriyay Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin ‘’Maxamed Soomali oo ka mid ah gudigaas.

Sidoo kale Guddoomiyaha guddiga Maaliyadda,Miisaaniyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Xildhibaan , Maxamed Cabdullaahi Siraaji ayaa golaha uga warbixiyay Akhrinta Saddexaad Xisaab xirka Dowladda ee Sanadkii 2017.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhinaca kale, Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa Akhrinta Labaad marsiiyay hindise sharciyeedka hay’adda duulista Rayidka  Soomaaliyeed,waxaana golaha u akhrisay ,Xildhibaan Farxiya Muumin Cali ,oo ah Xoghayaha Guddiga howlaha guud ee Golaha Shacabka.

Qaar ka mid ah Xildhibaanadda golaha Shacabka oo hindise sharciyeedkan fikirkooda ka dhiibtay, wuxuuna Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulanka soo xiray sheegay in warbixintii ay keeneen Gudigii xaqiiqa raadinta uu goluhu qaraar kasoo saari doono.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Dhagax dhigay Hoyga Nabadda Magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In