Waxaa Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ka furmay kulanka joogtada ah ee Wasiirada Cadaaladda labadiisa heer iyo saaxiibada caalamka ee Barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta.
Barnaamijka, ayaa u jeedkiisu yahay si loo horumariyo Caddaaladda iyo sinnaanta, in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan muhiimadna u leh shacabka Soomaaliyeed.
Qorshaha Xukuumadda #DanQaran ayaa ah inay helaan,Ummadda Soomaaliyeed caddaalad iyo Garsoor hufan,oo aan eex laheyn laguna kasoonaan karo.Kulanka ayaa leesku wedaarsaday siddii loo hormin lahaa,Adeegyada Caddaaladda oo ay Bulshada u tahay mihiim.