Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Fadhiga kursiga oo kaa qaldama sameyn intee la’eg ayuu ku yeelanayaa caafimaadkaaga?

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Maqaallo
0
Fadhiga kursiga oo kaa qaldama sameyn intee la’eg ayuu ku yeelanayaa caafimaadkaaga?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Fadhiga kursiga oo kaa qaldama sameyn intee la’eg ayuu ku yeelanayaa caafimaadkaaga?

Related posts

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

November 13, 2023
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

December 29, 2022

Ellena Bastarnak, oo ah dhaqtarad u dhalatay dalka Russia, kuna taqasustay qalliinka lafaha, ayaa xilli ay u warameysay wakaaladda wararka ee Spotenik, waxa ay sheegtay in, sababta dadku daal faro daran u dareemaan maalintii marka ay shaqada ka soo rawaxaan ay tahay kursiga xafiiskooda ama qaab fadhigooda oo qaldanaa.

Waxana ay intaa raacisay “ mushkiladu waa in qulqulka Oxygen-ta maskaxda u gudbi lahaa, uu  fadhiga qaldan awgii dirqi ku gaaro maskaxda, sidaas awgeedna uu jirkeenu daal dareemo”

Sida ay wakaaladu baahisay dhaqtarada ayaa caddeysay “ hadii aan shaashada computerka muddo dheer hor fadhinno, waxa cadaadis ku imaanayaa madaxa oo cadaadiskaasi ku qasbayo in adiga oo aan dareemeyn madaxaaga iyo qeybta sare ee jirkaaguba u janjeersadaan dhanka shaashadda.

Waxa ayna arintaasi dhalineysaa in murqaha qoortu daalaan. Sidaa awgeedna ay sababaan in wareega dhiiga qeybta sare ee lafdhabartu uu ciriiri galo, sidoo kalena waxaa ka dhasha madx xanuun iyo in aad lalabo dareernto.  dhaqtarada ayaa waxa ay intaa ku dartay in marka aan mudo dheer shaashada  hor fadhinno iyada oo fadhigu naga qaldanyahay, ay sababeyso in garbaheenu isugu yimaadaan dhanka qoorta taas oo ciriiri galineysa murqaha xabadka , oo iyaguna dhankooda sababaya  in neefsigu ciiri galo oo maskaxduna sidaas ku  heli weyso Oxygen ku filan, waana tan keeneysa in aan daal aad u daran dareenno xilliga aan shaqada ka rawaxno.

Dhaqtarada ayaa waxa ay soo jeedineysaa talooyin looga hortagi karo waxyeeladaan caafimaad. waxaana talooyinkaan ka mid ah.

  • in marka aan shaashada hor fadhino dhabarkeenu toosnaado
  • In madaxeenu uusan shaashadda kor ama hoos ka jirin ee ay shaashadu la sinaataa cabirka indhaheena
  • In garbaheenu sinaadaan
  • In lugaheenu ay heli karaan meel ay ku laabmi karaan xagal 90 ilaa 120 ah
  • In si loo saacido in dhabarku toosnaado, aad sameysato meel aad cagaha saarato, oo waa in cagahaagu aysan dhulka toos u oolin. Waxa ayna dhaqtaradu kula talineysaa dadka shaqadoodu tahay shaqo muddo dheer xafiis la fadhinayo in saacadiiba mar ay kursiga ka kacaan oo ay dhaqaaq sameeyaan si ay murqaha u kala bixiyaan.

Previous Post

Madaxweyne Laftagareen” Madaxda dalka waxa ay sameeyeen isutanaasul

Next Post

Safiirka JFS ee dalka Bakistaan oo la kulantay Taliyaha guud ee Ciidanka Badda dalkaasi

Next Post
Safiirka JFS ee dalka Bakistaan oo la kulantay Taliyaha guud ee Ciidanka Badda dalkaasi

Safiirka JFS ee dalka Bakistaan oo la kulantay Taliyaha guud ee Ciidanka Badda dalkaasi

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In