Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Laacibka Xulka Argentina Lionel Messi oo macsalaameeyay Kooxda Barcelona

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Laacibka Xulka Argentina Lionel Messi oo macsalaameeyay Kooxda Barcelona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Laacibka Xulka Qaranka Argentina Lionel Messi ayaa isaga tegaya Kooxdiisa hore ee Barcelona, kadib markii Madaxda Kooxda ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in Messi uu ka tagayo kooxda arrimo dhaqaale awgeed.

Leo Messi oo la qorsheynaya in uu caawa qalinka ku duugo heshiis shan sano ah iyo Madaxda Kooxda Barcelona ayaa ku hashiin waayay inay kala saxiixdaan hashiiska cusub ee uu kooxda ku joogi lahaa. waxaana Barcelona ay shaacisay in ugu dambeyn Messi uu macsalaameeyay Barca, ayna uga mahadcelinayaan waxkasta oo uu naadiga u soo qabtay, maadama uu kula soo guuleystay koobab badan oo muhiim ah.

Messi ayaa kooxda u saftay 778 kulan, waxaana uu u dhaliyay 672 gool, halka uu caawiyay 305 gool, waxaana uu kooxda la qaaday 35 Koob oo heerar kala duwan leh.

Lionel Messi oo heshiiskiisu dhacay bishii June ee aynu ka soo gudubnay ayaa Madaxda Barcelona waxa ay isku dayeen inay heshiis cusub ka saxiixdaan, balse dhaqaale yari kooxda heysato ayaa keentay inay iska fasaxaan, maadaama aysan awoodin dhaqaale ay ku ceshadaan xidigooda hore.

Previous Post

Tuulada Cayaaraha Dalka gaar ahaan qeybta kubadda Kolleyga oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO

Next Post

Wasiirka Amniga Galmudug oo sheegay in saldhig Boolis iyo xarumo kale oo adeeg bulsho laga hirgelin doono Camaara

Next Post
Wasiirka Amniga Galmudug oo shacabka ugu baaqay inay argagixisada ka reebtaan wixii agab ah oo ay heystaan

Wasiirka Amniga Galmudug oo sheegay in saldhig Boolis iyo xarumo kale oo adeeg bulsho laga hirgelin doono Camaara

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In