Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Laba xubnood oo khawaarijta ka tirsanaa oo isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdirashiid Maxamed Cabdi oo Khawaarijta oo magaciisa afgarashada ahaa { Indhacade}, ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka, ee ku sugan deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Cabdirashiid oo ku dhashay Magaalada Baydhabo, ayaa Argagixisada uga biiray sida uu sheegay deegaanka Doolan-doole ee Gobolka Baay horraantii 2018, markii uu qaatay fikirka Khawaarijka ah.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Nolol adag iyo dhibaatooyin kala duwan oo uu wajahay darteed ugu dambeyn, waxaa uu go’aan ka qaatay ka sii mid ahaanshaha cadowga umadda Soomaaliyeed,Waxa aan isku soo dhiibay ciidanka Qaranka Bambooyin, Taliyaha Ururka 83-aad, guutada 14-ka October Gaashaanle Maxamed Nuur iyo Saraakiisha guutada ee deegaankaas ku sugana, ayaa soo dhaweeyey Cabdirashiid.

Dhanka kale Aadan isaaq Aadan oo Magaciisa Afgarashadu yahay (Zuber),ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Nabadsugida Ee ku sugan degmada Xuddur ee gobolka Bakool.

Aadam ayaa Khawaarijta katirsanaa muddo 5 Sano ah waxa uuna u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan Xisbada.

Guud ahaan waxaa burburay jiritaankii Al-Shabaab iyo Khawaarijtii cabi jirtay dhiiga dadka Muslimiinta, ee maatida ah,Waxa aa meesha ka baxay handadaadii,Ay shacabka baada ugu qaadan jireen, Falalkii ay ku carqaladeen jireen shacabka.

Previous Post

UK pledges $9 million to support Somalia’s drought resilience

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Lataliyaha xariirka caalamiga ah

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Lataliyaha xariirka caalamiga ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Lataliyaha xariirka caalamiga ah

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In