Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lataliyaha 1aad Safaaradda Soomaaliya ee Djibouti oo la kulmay Madaxa Xafiiska QM ee dalkaas

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lataliyaha koowaad Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabriil Afyare ayaa kulan la qaatay madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee dalka Djibouti oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka midyihiin xaaladda dalka iyo caawinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Djibouti ku nool.

Labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen xaaladda guud ee geeska Afrika qaas ahaan arimaha qaxootiga iyo tahriibayaasha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Jabriil Afyare ayaa kala hadlay madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Dalka Djibouti qaabkii loo wajihi lahaa xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha Soomaaliyeed hadii ay timaado xaalad deg deg. Waxaa kale uu kala hadlay sida loo daryeelo qaxootiga iyo tahriibayaal Soomaaliyeed ee ku sugan Djibouti, qaas ahaan in ay helaan daryeel caafimaad oo la xiriirta COVID-19.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika waajibaadka AMISOM “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika waajibaadka AMISOM “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika waajibaadka AMISOM "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In