Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lataliyaha gaarka ah Madaxweynaha JFS oo dhambaal gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Lataliyaha gaarka ah Madaxweynaha JFS oo dhambaal gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lataliyaha gaarka ee Madaxweynaha Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa Madaxweynaha dalka Algeria Abdelmadjid Tebboune u geeyay fariin uu uga siday Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud.

Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo casuumaad rasmi ah ka helay Madaxda dalka Algeria ayaa markii uu dhambaalka u geeyay Madaxweynaha kadib waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026

Labada Mas’uul ayaa sidoo kale ka wada hadlay qadiyadda Gobalka iyo sidii la isaga kaashan lahaa xal u helidda arrimaha ka taagan mandiqadda Gobalka.

Lataliyaha gaarka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa kulanka uu la qaatay Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune waxaa kaloo ay iskula soo qaadeen xubinnimada guddiga aan jogtada aheyn ee Golaha Ammaaka Qaramada Midoobay oo ay Soomaaliya iyo Algeria qeyb ka yihiin.

Previous Post

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 “𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗹𝗴𝗮𝗺𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝘀𝗸𝗮𝘅𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘂 𝗵𝘂𝗿𝗮𝘆𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗯𝗮𝗮𝗯𝗮𝗿𝗶𝗻 𝘂𝗯𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱”.

Next Post

Hay’adda SoDMA iyo Culimada Soomaaliyeed oo kulan wadatashi ah yeeshay

Next Post
Hay’adda SoDMA iyo  Culimada Soomaaliyeed oo kulan wadatashi ah yeeshay

Hay'adda SoDMA iyo Culimada Soomaaliyeed oo kulan wadatashi ah yeeshay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Caasimadda oo fashiliyay hub si qarsoodi ah Mooto loogu soo geliyay Muqdisho

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In