Maamulka Degmada Hodan iyo Holwadaag. ee Gobalka Banaadir oo kaashanaya Qeybta Booliska waliyow Cade ayaa Maanta waxa ay howlgal lagu Burburinayo goob ganacsi oo sharci Daro ah waxa ay ka sameyeen Wadada Cirtoogte.
Guddoomiyaha Degmada Hodan Cabdi Fitaax Xayir Ciise ayaa sheegay in aan La Aqbali Doonin in Hareeraha Wadada Lagu dhax Ganacsan Karin Cidii lagu Arkaana laga qaadi doono talaabo waafaqsan Sharciga.
Ganacsiyada sharci darada ah ee jidadka ay dadku ka furtaan, ayaa waxay sababtaa in uu Ka dhasho jaam iyo cirriiri Ku yimaada isku socodka dadka iyo gaadiidka.