Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku heshiiyay xoojinta la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku heshiiyay xoojinta la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid looga arrinsanayay dar dargelinta xoojinta amniga iyo la dagaallanka argagixisada oo muddoyinkii u dambeeyay ay si weyn isaga kaashanayeen dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirada Amniga Dowlad Gobaleedyada Puntland iyp Galmudug, saraakiisha laamaha Amniga labada Maamul, Guddoomiyeyaasha Gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa intii uu socday looga hadlayay xoohjinta amniga iyo la dagaallanka Kooxaha qaswadayaashaa ee argagixisada Al-Shabaab, isla markaana hal meel looga soo wada jeesto cidkasta oo ka shaqeyneysa amni darro.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Shirka ayaa markii uu soo idlaaday waxaa Warbaahinta si wadajir ah ula hadlay Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan oo tilmaamay in kulanka la isku raacay sidii wada jir looga hortagi lahaa falalka amni darrada ah ee ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo kormeeray garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Prof Maxamed Cabdi Gaandi

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Prof Maxamed Cabdi Gaandi

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Prof Maxamed Cabdi Gaandi

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In