Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Buula-burte oo codsaday in bulshada lala soo gaaro gurmad deg deg ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Buula-burte oo codsaday in bulshada lala soo gaaro gurmad deg deg ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay isugu yimaaden maamulka Dagmada Buulo-burte, odayasha dhaqanka, ururka dhallinyarada, ururka hawenka iyo bulshada qeybahoda kala duwan ayaa looga hadlay xaaladda Degmada oo malmahan dambe ay go’doon xoog leh geliyeen maleeshiyada argagaxisada Al-Shabaab.

Dagmada Buulo-burte ayaa go’doon ah ku dhawaad 8-sano mana jirto gaadiid soo galo ama ka baxo Degmada, waxaana marki hore si dhumaleysi ah lagu soo gelin jiray rashiinka Degmada yimaada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Odayasha dhaqanka, ururka dhallinyarada, ururka haweenka ayaa dowlada Federaalka, dowlad gobaledka Hirshabeelle iyo hay’adaha caalamka ka codsaday in gar gaar la soo gaaraan dadka ku nool Degmada ee go’doonka ku jira.

Guddomiyaha Degmada Buulo-Burte Feysal Haajir Aadan ayaa dhankiisa sheegay in degmada gudaheda ay amni tahay, balse ay muhiim tahay in la furo waddooyinka soo gala, waxaana uu ka codsaday dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedka Hirshabeelle in ay u furaan waddoyinka degmada, madama cadawga uu culeys soo saaray

Degmada isha kaliya ee u furan ayaa waxay tahay garoonka diyaaraha,  mana jirto cid gargaar la soo gaartay ilaa hadda dadka kunol degmada.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amaro looga hortagayo COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO: Muwaadin Soomaaliyeed oo markale ku guuleystay sameynta neef-siiye (Ventilator)

Next Post
DAAWO: Muwaadin Soomaaliyeed oo markale ku guuleystay sameynta neef-siiye (Ventilator)

DAAWO: Muwaadin Soomaaliyeed oo markale ku guuleystay sameynta neef-siiye (Ventilator)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In