Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Caabudwaaq oo digniino u diray shaqsiyaad shirar gaar ah ku qabsanaya gudaha magaalada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Caabudwaaq oo digniino u diray shaqsiyaad shirar gaar ah ku qabsanaya gudaha magaalada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi iyo xubno ka mid ah maamulkiisa oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Maamulka Degmada ayaa digniin u diray beelo iyo xubno siyaasiyiin oo damac ay kalahaayeen Galmudug markii ay soo waayeen Caabudwaaq yimid oo maamulku uu sheegay inay shirar iyo kicin bulsho oo damacooda la xariira ay ka wadaan degmada.

Beelaha iyo qaar kamid ah Siyaasiyiinta loo digay oo horay uga hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in golihii Wasiirada galamudug ee lasoo dhisay ay ka qabaan tabasho

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Axmed Falax Falax oo ah ku xigeenka Madaxa Arimaha Bulshada Degmada ayaa sheegay inaysan sax ahayn habka dadka qaba tabashada dhismaha Galmudug ay sameeyeen.

Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi ayaa sheegay in qofka danta gaarka ah ee uu leeyahay uusan dadka u isticmaalin.

Gabagabadii ayaa Guddoomiyaha Degmada waxaa uu faray Hoteelada inay ogaadaan shirarka iyo kulamada lagu dhex qabanayo oo qaarkood uu ku sheegay inaysan munaasab ahayn.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Qardho “SAWIRRO”

Next Post

Xaalado xagga nolosha ah oo ka jirta magaalada Qardho  “SAWIRRO”

Next Post
Xaalado xagga nolosha ah oo ka jirta magaalada Qardho  “SAWIRRO”

Xaalado xagga nolosha ah oo ka jirta magaalada Qardho  “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In