Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Ceelberde Oo Ku Baaqey In La Caawiyo Dadkii Degmada Kusoo Barakacay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Ceelberde Oo Ku Baaqey In La Caawiyo Dadkii Degmada Kusoo Barakacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool oo ka hadley xaaladihii u dambeeyay ayaa sheegey in dadkii degmada kusoo barakacay ay gargaar xagga nolosha iyo caafimaadkaba ay u baahanyihiin,

“Waxaa jirey gargaar dowladda ay soo gaarsiisay degmada, haddana ma aheyn wax ku filan baahida degmada ka jirta’ waxaan rajeyneynaa Dhamaan hay’addaha gargaarka iney il gaar ah kusoo fiiriyaan Xaaladaha beniaadanimo ee ka jirta degmada Ceelberde ee Gobalka Bakool”. ayuu yir Haadi Siraad Cumar oo wareysi gaar ah siyay Warbaahinta Qaranka.
.
Dhankale Guddoomiye Haadi Siraad ayaa sheegey in hadda Maamulka uu wado Dadaalo ku aadan sidii dib loogu furi lahaa iskuuladii ku yaalley tuulooyinka ay horey argagixisada uga soo barakiciyeen Shacabka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu dambeyn Guddoomiye Haadi ayaa ugu baaqey dowladda Federaalka iyo mamaulka KGS Iyo qurbo joogto iney garab istaag buuxa ay u muujiyaaan dadkaaasi xaalada nolosha ay haysato iyo sidii loo taageeri lahaa dowladnimada, cadowgana looga xoreyn lahaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Uganda

Next Post

Abshir Bukhaari Oo La Wareegay Xilka Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka

Next Post
Abshir Bukhaari Oo La Wareegay Xilka Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka

Abshir Bukhaari Oo La Wareegay Xilka Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In