Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Diinsoor oo Ciidanka AMISOM kala Shiray la dagaalanka Argagixisada

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Diinsoor oo Ciidanka AMISOM kala Shiray la dagaalanka Argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay Cabdisalaan Xaaji Siidow oo ay Wehlinayaan Xubnaha kale ee Maamulka ah ayaa waxaa ay kulan looga hadlayay Amniga la Qaateen Saraakiisha AMISOM ee ku sugan degmadaasi.

Kulanka ayaa looga hadlayay amniga magaalada iyo tuulooyinka ku dhow-dhow Magaalada Waxaana ka qeyb galay saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta koofur Galbeed ee ku sugan degmada, waxaa kaloo joob joog ka ahaa  taliyaha saldhiga booliska Degmada iyo Xubnaha kale ee maamulka degmada.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

”Runtii waxaan isla meel dhignay qodobo muhiim u ah amniga deegaanka sidoo kale in la Sameeyo howl-galo lagu baacsanayo argagixisada Al-Shabaab, kuwaasi oo dhibaato ba’an ku haya shacabkeena ayuu yiri” Guddoomiyaha degmada Diinsoor.

Ugu dambeyn shirka ayaa ku soo idlaaday is-afgarad buuxa iyo in sida ugu dhaqsiyaha Badan loo fuliyo qodobadii la isku afgartay shirka, sida lagu sheegay war ka soo baxay Maamulka.

Tags: Maamulka Degmada Diinsoor oo Ciidanka AMISOM kala Shiray la dagaalanka Argagixisada
Previous Post

Galmudug oo Adeegyadda Aas aasiga u ah nolshada ka hirgelineyso deegaanka Camaara

Next Post

Ciidanka xoogga oo argagixisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno hostada Xaradheere.

Next Post
Ciidanka xoogga oo argagixisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno hostada Xaradheere.

Ciidanka xoogga oo argagixisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno hostada Xaradheere.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In