Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Kaxda oo gacanta ku soo dhigay Koox burcad ah oo dhac ka geystay qeybo ka mida Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Kaxda oo gacanta ku soo dhigay Koox burcad ah oo dhac ka geystay qeybo ka mida Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxdaan burcadda  ah  oo  shan   maalmood  ka  hor  dhac   ka  gaystay   Geerash ku   yaalla degmada  Waabari  oo in mudda  ah  ay ku daba jireen hay’adaha   amaanka    ee dawladda Soomaliya ayaa lagu guulaysatay in  gacanta  lagu soo  dhigo.

Gaariga la dhacay iyo mid ka mid ah kooxaha  burcadda ah  ku  waas   dhibaato ku hayay shacabka   magaalada   Muqdisho  ka dib hawlgal laga sameeyay   degmada Kaxda  ee G/Banaadir .

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Gudoomiyaha degmada Kaxda Maxamad Yuusuf Maxamad  oo la hadlay Radio  Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay   hawlgalka  ay   ku soo qabteen baabuurka  iyo  darawalkii waday, isagoo  sheegay   in  ninka la qabtay uu ka mid ahaa  shabakad  burcad  oo dhac ugaysan jiray  shacabka  ayna   ku  wareejiyeen laama amaanka si baaritaano  loogu  sameeyo  . 

Maamulka degmada Kaxda ee G/banaadir ayaa mudooyinkaanba waday  hawlgalo lagu xaqiijinaya   amaanka  degmadaasi.

Previous Post

Duqa Muqdisho iyo Xaliimo Yarey oo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka “Sawirro”

Next Post

Tababar loo soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeer Ugu Tegay Guutada 15-aad Ee qaybta 21-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka+”Sawirro”

Tababar loo soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In