Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Luuq oo Faah-faahiyay socdaal ay ku mareen Gobolka Gedo.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Luuq oo Faah-faahiyay socdaal ay ku mareen Gobolka Gedo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal nabadeed oo ay ku mareen deegaanno badan oo ka tirsan gobolka.

Guddoomiyaha degmada Luuq oo hadda ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay socdaal nabadeed ku soo mareen deegaanno badan oo kamid ah gobolka ay dadku aad usoo dhaweeyeen, isagoo sheegay in dadka ku nool gobolka Gedo ay yihiin kuwa jecel dowladnimada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha degmada Luuq ayaa sheegay in socdaalkaan ujeedkiisu ahaa sidii bulshada loo bari lahaa dowladnimada iyo muhiimada ay leedahay la shaqeynta ciidamada ammaanka  wuxuuna sheegay in ay ka soo bilaabeen degmada Baardheere illaa degmada Doolow.

Dhanka kale Guddoomiye Gardhuub oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in maalmaha soo socda argagaxisada Al-shabaab laga xureyn doono dhammaan deegaannada ay ku dhibaateeyaan dadka rayidka ah.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamada dhawaan soo gaaray gobolka Gedo ee ka socda dowladda Soomaaliya ay ka qeyb qaadan doonaan howlgallada maleeshiyada Alshabaab looga xureynayo gobolka.

Previous Post

Shir looga hadlayo isku xirka laamaha hay’adda socdaalka Dalka oo ka furmay Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga soo xulista Baarlamaanka Labaad ee KG oo sheegay in ay ku soconayaan habraacyadii hore

Next Post
Guddoomiyaha Guddiga soo xulista Baarlamaanka Labaad ee KG oo sheegay in ay ku soconayaan habraacyadii hore

Guddoomiyaha Guddiga soo xulista Baarlamaanka Labaad ee KG oo sheegay in ay ku soconayaan habraacyadii hore

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In