Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada Xamar weyne oo ku baaqay in la xoojiyo nadaafadda degmada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada Xamar weyne oo ku baaqay in la xoojiyo nadaafadda degmada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Xamar weyne oo kaashanaya shacabka ku dhaqan afarta waax ee ay ka koobantahay Xamar weyne ayaa maanta bilaabay olole nadaafadeed oo ay dib ugu soo celinayaan bilicda caasimadda, kaasi oo qeyb ka ah tartanka degmooyinka ay ugu jiraan dhanka nadaafadda.

Guddoomiye ku-xigeenka arirmaha bulshada ee  degmada Xamar weyne Maxamuud Cali Xasan  ayaa tilmaamay in ololahan nadaafadeed uu yahay mid la doonayo in lagu soo celiyo bilicdii ay lahayd degmada, isagoo shacabka ka codsaday inay ka wada qeyb qaaataan bilic soo celinta caasimadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Degmada Xamar weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir ayaa xusay in olohan nadafadeed uu qeyb ka yahay tartanka Degmooyinka gobalka ay ugu jiraan bilic soo celinta caasimadda, ee uu dhawaan ku dhawaaqay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen.

Ugu danbeynti  guddoomiyaha Degmada Xamar weyne ayaa qalab xafiised ku wareejiyay Dugsiga Hoose, Dhaxe iyo Sare ee Dheere Xaaji Dheere ee Degmada Xamar weyne kuwaasi oo horey maamulka uga codsaday in lagu caawiyo qalab xafiiseed.

2 3 4 6 7 8

Previous Post

Taliyaha ciidanka booliska oo aqoon isweydaarsi uu soo xiray saraakiil boolis “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”

Next Post
Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”

Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In