Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka degmada xuddur oo faahfaahin ka bixiyey Howlo waddo bixin ah oo Maalmihii dambe ka socdey degmada+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka degmada xuddur oo faahfaahin ka bixiyey Howlo waddo bixin ah oo Maalmihii dambe ka socdey degmada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Xudur ee gobolka Bakool oo tan iyo markii ay la wareegtay Dowladda sameeneysay horumaro badan oo dhinacyada ammaanka iyo Ganacsiga ayaa hadda waxaa ka bilowday dib u dhiska waddooyinka ay xireen Qashinka iyo Dhirta.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Guddoomiyaha Howlaha Guud iyo Dib Udhiska Degmada Xuddur C/risaaq Isaaq  Saajin oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qorshahaan ay wax badan ka tari doonto bilicda Magaalada, isku socodka ganacsiga iyo Gaadiidka.

Gudoomiye C/risaaq Saajin ayaa sheegay in hadda ay dib u fureen ilaa Seddex-waddo oo dhexmara Xaafadaha iyo tuulooyinka ku dhow dhow degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Maamulka ayaa sidoo kle waxa uu shegey iney wadaan mashaaricyo ay  Ku horumarinayaan Ceelal biyooodyo ay yeelato degmada, isaga oo intaasi ku daray in haddaleedahay Isbitaal dabooli  kara baahida Caafimaadka ee Bulshada.

Dib u dhiska Waddooyinka ayaa qeyb ka ah dadaalo uu wado Maamulka gobolka Bakool oo degmooyinka gobolka dhan looga hirgalinayo Waddooyin si loo sahlo isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha.

Previous Post

Wasiir Bayle” Bahwadaagteena waxa ay bogaadiyeen dadaalada dib u habaybta dhaqaale ee dowladda Soomaaliya”

Next Post

Maamulka Degmada Shangaani oo Wado dadaallo lagu hormarinayo Nadaafadda degmada.

Next Post
Maamulka Degmada Shangaani oo Wado dadaallo lagu hormarinayo Nadaafadda degmada.

Maamulka Degmada Shangaani oo Wado dadaallo lagu hormarinayo Nadaafadda degmada.

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In