Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Xudur oo wada Mashruuc Iskuulo Waxbarasho loogu dhisayo Degmada

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Xudur oo wada Mashruuc Iskuulo Waxbarasho loogu dhisayo Degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Xudur ee Gobalka Bakool ayaa wada qorshe lagu hormarinayo laguna dhisayo Iskuulo Waxbarsho oo ay yeelato Degmada si-ay uga faa’iideystaan Ardayda u baahan inay aqoontooda kor u qaadaan.

Guddoomiyaha xafiiska dib-u-dhiska iyo horumarinta maamulka Degmada Xudur C/risaaq Isaaq Saajin oo Radio Muqdisho wareysi gaar ah siiyay ayaa sheegey iney wadaan howlaha horumarineed ee Degmada iyagoo kaashanaya hay’adaha ku shaqo leh.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan wadnaa Qorshe balaan kaas oo aan ugu tallogalnay in aan ku balaarino Waxbarashada Degmada Xudur sababtoo ah waxey Degmadu kaliidataa dhanka Waxbarashada mardhowna waxaa billaabi doonaa arrintaas” sidaas waxaa yiri C/risaaq Isaaq Saajin.

Guddoomiye C/risaaq ayaa sidoo kale sheegey iney wadaan dib u dayactir ay ku sameynayaan Wadooyinka qaar ee soo gala Degmada, meelaha qaar ayaa ladhagax dhigay si loo horumariyo adeegyadda aasaasiga ah ee ay Bulshadda u baahantahey.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha ayaa xusey in waxkasta oo hormarin ah oo uu xafiiskisa ku guuleystey ay qeybkatahay Amniga Degmada oo ay ka shaqeeyeen hay’adaha Amaanka oo kaashanaya Shacabka Deegaanka.

Previous Post

24-ruux oo ku geeriyootay shil Tareen

Next Post

Wasiirka Cadaaladda XFS oo Xariga ka jaray Xafiiska Xalinta Khilaafaadka degmada Hodan ee G/Banaadir+Sawirro

Next Post
Wasiirka Cadaaladda XFS oo Xariga ka jaray Xafiiska Xalinta Khilaafaadka degmada Hodan ee G/Banaadir+Sawirro

Wasiirka Cadaaladda XFS oo Xariga ka jaray Xafiiska Xalinta Khilaafaadka degmada Hodan ee G/Banaadir+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In